Cilmi Cali Guuleed oo u geeriyooday dhaawac halis ah oo la gaarsiiyay

Wararka ka imaanaya Waqooyiga Gaalkacyo ee maamulka Puntland ayaa sheegaya in xalay halkaasi ku geeriyooday Madaxii hay’adda socdaalka iyo jinsiyadaha ee dowladda federalka  u fadhiyay magaalada Gaalkacyo Cilmi Cali Guuleed . Kooxo hubeesan ayaa habeen hore rasaas ku furay Cilmi Cali Guuleed xilli uu ku sugnaa waqooyiga Gaalkacyo, waxaana rasaas madaxa kaga dhacday saacadihii lasoo … Continue reading Cilmi Cali Guuleed oo u geeriyooday dhaawac halis ah oo la gaarsiiyay